Howlgal ay ka qeyb qaadanayaan Diyaarado Dagaal oo ka socda gobolka Hiiraan (Sawirro)

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgalo balaaran ka wada deegaanno katirsan gobolka Hiiraan, halkaas oo ciidamada doonayaan in ay ka sifeeyaan kooxda Al Shabaab. Howlgalka ay hoggaaminayaan guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan iyo taliyaasha guutada 5-aad qeybta 27-aad ee CXD kor. Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay Taliyaha qeybta 27-aad ee CXD Generaal … Continue reading Howlgal ay ka qeyb qaadanayaan Diyaarado Dagaal oo ka socda gobolka Hiiraan (Sawirro)